
Golaha Shacabka ee Baarlamanka Soomaaliya oo kulankoodi Caadiga ahaa maanta yeeshay, waxaayna qudbada ka dhageysteen Xaliimo Ismaaciil Ibraahim “Xaliimo Yarey” oo ah Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka waxayna kawar bixisey waxyaabihii usoo qabsoomay Guddiga madax banaan ee doorashooyinka Qaranka Soomaaliyeed.
Xildhibaan Zakariye Maxamuud ayaa usheegay in 16 sano baarlamankaan marayo walina dhafi waayey 4.5 iyo reerkaygii iyo gobolkaygii, waxaa kaloo sheegay xildhibaan zakariya in Baarlamankaan laysugu keenay inay unaqdaan soomali masawir qurxoon saan udhaqmaynaa waad aragtaan.
Hoos kadaawo
Leave a Reply