Dhagesyo:Wasiirka Dhalinyarada Soomaliya oo Sheegtay In Amisom iskaga Baxayaan Muqdisho Stadium

Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo ciyaararaha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa sheegtay in Ciidamada AMISOM lagaga saarayo Xarumaha Dowladda uguna horeyso bilaabayo Garoonka Kubadda Cagta ee Muqdisho Stadium.

Wasiir Khadiija ayaa sheegtay in baahi weyn loo qabo dib u howlgelinta Garoonkaas iyada oo sheegtay in ay wasaaradu diyaarisey qorshahii lagu dhisi lahaa Garoonka oo bur burxoogan uu soo gaaray bur burkii Dowladdii Dhexe ee Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.