Codbixinta Doorashada Kenya oo Billaabatay iyo Rabshado Laga Baqayo inay dhacaan

Waxaa dalka Kenya guud ahaan ka bilaabatay codbixinta ee doorashada guud ee waddanka Kenya, Shacabka Kenya ayaa Xalay habeenimo bilaabay inay safaf dhaadheer ugalaan goobaha Codbixinta.

Waxaa jagada madaxwaynanimada ku tartamaya 8 musharax oo ay uga cadcad yihiin madaxwaynaha iminka xilka haya Uhuru Kenyatta iyo hogamiyaha mucaaradka Raila Odinga

Shacabka Kenya ayaa cabsi ka qabo in natiijada doorashada ay ka dhashaan rabshado.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.