War Hada Soo dhacay Maxaabista soomaliya India Kuxiran oo lasiidayn doono”Sawiro”

Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibada Xukuumadda federaalka Soomaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa gaaray Magaalada Mombai ee dalka Hindiya, Dowladda Soomaaliya iyo India ayaa maanta heshiis ku kala saxiixday caasimadda India ee New Delhi, Heshiiskaan aya wuxuu qorayaa in Maxaabiista kuxiran India lagu soo wareejiyo dowlada Soomaliya oo tiradoodu dhan tahay 118 maxbuus oo loo heysto dembiyo la xiriira burcad badeed.

india

yusuf

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.