Dowlada Soomaliya oo wax Kaqabanaysa Furiinka Degdega ah iyo Dayacaada Ilamaha

Wasaarada Awqaafta iyo arimaha diinta dowlada federaalka Soomaliya ayaa Kulan ay soo qaban qaabisey waxaa looga hadlay Furitaanka dag daga iyo dayacaada ilamaha ku yimaada kulankaan aya waxaa ka qayb galay Culimada gobolka Banadir, Wasaarada Awqaafta ayaa sheegtay inay wadaan qorsho looga hortagayo furintaan iyo sidii waalidiinta soomaliyeed aysan udayacin caruurtooda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.