Daawo:wasiirka amniga oo Fariin mahiim ah udiray Bulshad Hirshabeele

ducale

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa goordhow gaaray magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabeelle, Wasiirka ayaa ka qeyb galaya shir lagu heshiisiinayo labo beelood oo ku dagaalamay deegaan hoostaga Degmada Cadale ee Gobolka Shabeelaha dhexe.

Wasiirka Aminga aya ugu baaqay Beelaha ku dagaalamay Hirshabeele inay Nabada kashaqeeyaan colaadana ka fogaadaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.