Dhageyso:Sh Maxamed Dirir Oo sheegay Inaysan Banaanayn in Kaniisad Ladhiso ama Lacusboonaysiiyo

diri

Dhawan bay ahayd markii gabar masiixiyad ah ay tiri waxaan umid somaliland inaan kaniisad kadhiso waana ku guulaysatay, arintaan ayaa waxay dhalisay qal qal siyaasadeed iyo kacdoon shacbi.

Wasiirka Awqaafta iyo diinta soomaliland ayaa sheegay inay Jirto kaniisadaas looguna talagalay dadka Masiixiyiinta ah ee kusugan oomaliland inay isticmaalaan, arinkaan ayaa wuxuu dhashay muran iyo su’aalo badan waxaana dadwaynaha Soomaliland jawaab waafiya kasiiyey shiiq Maxamed Cumar Dirir waxuuna sheegay inaysan banaanayn in kaniisad la dhiso ama lacusboonaysiiyo dal Muslim ah, arinkaan shiiq Maxamed sheegay ayey wajigabax ku noqonaysaa wasarada Awqaafta Somaliland iyo xukamada uu Hogaamiyo siilanyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.