Qarax Xoog leh oo Goor dhow ka dhacay Magaalada Kismaayo

Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in qarax loo adeegsaday gaari in uu magaaladas  ka dhacay,  qaraxa oo ahaa mid xoogan ayaa ka dhacay meel aan ka fogeyn Madaxtooyada maamulka,  Qaraxa kadib halkaa waxaa  laga maqlay rasaas xoogan oo aan la ogeyn cida rideysa.

qaraxaan ayaa Gesytay qasaare waxaan lageeyey dadkii ku waxyeeloobay isbitaalka magaalada Kismaayo.

wararkeena dambe kala socda warar dheerad ah.

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.