Muuqaal: Ciidamada Amisom Oo Sheegay Inay Furayaan Wadada Baydhabo Iyo Muqdisho

amisom

Ciidamada Amisom ayaa Sheegay Inay Furayaan Wadada isku xirta Baydhabo Iyo Muqdisho, Taliyaha amisom Cismaan Nuur ayaa sheegay in Alshabaab awoodiisii sii yaraanayso dhawaana weerar lagu qaadayo hadalkaan aya imaanaya inta udhaxaysa Baydhabo iyo muqdisho oo Aaaaaal-shabab dadka kuwax yeelo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.