Maxkamada Sare ee dalka ayaa tababar u furtay qaar ka mid ah shaqaalaha Maxkamada

garsor

Munaasabad si heer sarre loo soo aagsimay oo tobabar loogu furaayey in kabadan 100 xubnood oo ah Hawl wadeenada garsoorka ayaa kadhacaday Xarunta Maxkamada Sarre gobolka Banaadir waxaana ka qayb galay Gudoomiyaha Maxkamada Sare, wasiirka Cadadalada,iyo xeer ilaaliyaha qaranka iyo marti sharaf kale

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.