Daawo+Sawiro:Fanaanda Nasteexo Indho oo wacdaro kadhigatay Xafladii ay soo qaban qaabiyeen Deeqa Ladane & teamkeeda oo kadhacday Toronto Canada

Waxaa Dalka Canada gaar ahaan magaalada Toronto Kadhacday Xaflad si heersare ah loo agaasimyey oo loo dhigay Fanaanada Wayn Nasteexo Indho, Xafladaa oo ka soo qayb galeen dad fara badan iyo Marti sharaf ay ugu horeyso Ambassador Ebyan Ladane ayaa waxaa soo qaban qaabiyey Deeqa Ladane oo ku Magac dheer “Deeqa Qaran” iyo Teamkeeda oo inta badan kashaqeeya waxtarka iyo horumarka bulshada Soomaliyeed.

Fanaanda Nasteexo Indho ayaa halkaas ka qaaday heesaheedii Hore iyo kuwii dambe ugu dambayntii Deqqa Ladane “Deeqa Qaran” ayaa waxay u mahadcelinaysaa dadkii sida gaarka ah howshan gacan igu siiyey kuwaas oo ah saaxiibada dhabta ah Sida Ayan,Hadaya,zeynab,Muxubo,Canab. Thank u All.
Nastexo Indho good bye party Allaha ku nabad geeyo..Amiin.


deeqa

DEEQA

DEEQA

DEEQ

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.