Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: June 2017

max

Muuqaal:Ceelbiyo Macaan oo Laga Hirgaliyey Degmada Garbahaarey

2nd June 2017 admin 0

Degmada Garbaahrey ee Gobolka Gedo ayaa mudooyinkii dambe waxay ku tilaab saneysey Horumar xaga Amniga,Bilicda iyo Ganacsiga, Magaalada Garbaharey ayaa laga hir galiyey Ceel biyaha […]

daawo

Daawo:Wasaarada Gargaarka oo Deeq gaarsiisey Maamulka Konfur Galbeed

2nd June 2017 admin 0
No Image

Muuqaal:Ciidamada Jubbaland oo Dilay Dgaal yaho katirsan Alshabab

2nd June 2017 admin 0
No Image

Wasaaradda Gaadiidka Badda oo soo saartay digniin ku socota Ganacsatada

2nd June 2017 admin 0

Wasaarradda Dekadaha iyo Gadiidka Badda ayaa dignin u dirtay ganacsatada Soomaaliyeed ee isticmaala Dekadaha dalka, maadama la gaaray xilligii bad xeranka. Agaasimaha guud ee Wasaaradda […]

No Image

Muuqaal:Mid ka mid ah beelaha dega Gobolka Banaadir ayaa qaaday Hadalkii Madaxwaynaha Hirshabeele

1st June 2017 admin 0

Mid ka mid ah beelaha dega Gobolka Banaadir ayaa ka soo horjeestay gogol la sheegay in uu ku dhawaaqay madaxayanaha maamul goboleedka hirshabeele asagoo shegay […]

hawen

Haween Taageeray Go’aankii Maxkamada Somaaliya Ay Ku Diiday 8 Xildhibaan

1st June 2017 admin 0

Dhawaan bay ahayd markii maxkmada Soomaliya ay soo saartay go’aan dib in loogu tartamo 8 xildhibaan oo muran kajiray, hadaba haweenka ku sugan dagmada Cadaado […]

No Image

Akhriso+Sawiro:-Qodobadii Looga Hadlay Shirka Golaha Wasiirada Soomaaliya

1st June 2017 admin 0

Shir aan caadi ahayn oo yeesheen Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane […]

amisom

Gaari Amisom ay leeyihiin oo ku gubtay Magaalada Muqdisho “Dhagesyo+Sawiro”

1st June 2017 admin 0

Gaari ay leeyihiin Ciidamada Midawga Afrika ee AMISOM ayaa ku Gubtay Isgoyska KM-4 Ee Magaalada Muqdisho,waxaana Damiyay dabkii ka kacay Gaariga AMISOM Gaadiidka Dab-damiska Maamulka […]

No Image

Daawo:Wasiirka gadiidka iyo Kaluumaysiga oo kulan la qaatay dhalin yaro dhamaysatay Culuunta Bada

1st June 2017 admin 0
No Image

Muuqaal :Wariye Maxamed Gacmadheere oo ka dayriyey dadka dan yarta ee kunool Kismaayo

1st June 2017 admin 0

Magallada Kismaayo ee xarunta kumeel Gaarka ah ee maamulka Jubbaland ayaa lag soo dayrinayaa in dadka danyarta ah ay soo food saartay nolol xumo sida […]

No Image

Wasiirka Bayle ayaa ka warbixisay waxyaabihii u qabsoomay

1st June 2017 admin 0

Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa shir jara’id ku qabtay xarunta Wasaarada, wuxuuna uga hadlay horumarada ay Wasaaraddu samaysay 60-kii casho ee u […]

Posts pagination

« 1 … 18 19

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes