Muuqaal:Ceelbiyo Macaan oo Laga Hirgaliyey Degmada Garbahaarey

max

Degmada Garbaahrey ee Gobolka Gedo ayaa mudooyinkii dambe waxay ku tilaab saneysey Horumar xaga Amniga,Bilicda iyo Ganacsiga, Magaalada Garbaharey ayaa laga hir galiyey Ceel biyaha Macaan ah Madama magalada ay ku yaraayeen Biyaha Macaan taas oo keenaysa in Bulshada ka maar maan biyihii horey loo isticmaali jirey.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.