Muuqaal:Mid ka mid ah beelaha dega Gobolka Banaadir ayaa qaaday Hadalkii Madaxwaynaha Hirshabeele

Mid ka mid ah beelaha dega Gobolka Banaadir ayaa ka soo horjeestay gogol la sheegay in uu ku dhawaaqay madaxayanaha maamul goboleedka hirshabeele asagoo shegay in gogosha gobolka Banaadir ay taalao Balcad, Waxgaradkaan ayaa sheegay inay taasi tahay wax aan la aqbali karin hadalka kasoo yeeray madaxwaynaha Hirshabeele maqaamka gobolka Baanaadir Xamar Baa looga tashanayaa ayey sheegeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.