Haween Taageeray Go’aankii Maxkamada Somaaliya Ay Ku Diiday 8 Xildhibaan

hawen

Dhawaan bay ahayd markii maxkmada Soomaliya ay soo saartay go’aan dib in loogu tartamo 8 xildhibaan oo muran kajiray, hadaba haweenka ku sugan dagmada Cadaado ayaa soo dhaweeyey Go’aankaas sababtoo ah kursi gabar loo qoonteeyey ayaa waxaa kusoo baxay nin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.