Gaari Amisom ay leeyihiin oo ku gubtay Magaalada Muqdisho “Dhagesyo+Sawiro”

amisom

Gaari ay leeyihiin Ciidamada Midawga Afrika ee AMISOM ayaa ku Gubtay Isgoyska KM-4 Ee Magaalada Muqdisho,waxaana Damiyay dabkii ka kacay Gaariga AMISOM Gaadiidka Dab-damiska Maamulka Gobolka Banaadir, dabkaan ka kacay gaariga Ciidamada Amisom ayaa waxaa lagu sheegay Maaso Koronto oo ka dhex dhalatay gaariga dhexdiisa.

Taliyaha Ciidanka Booliska Qeybta Waliyow Cadde G/sare Maxamed Daahir Cabdulle ayaa faah faahin ka bixiyay dabka ka kacay Gaariga Amisom.

amisom

amisom

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.