Muuqaal :Wariye Maxamed Gacmadheere oo ka dayriyey dadka dan yarta ee kunool Kismaayo

Magallada Kismaayo ee xarunta kumeel Gaarka ah ee maamulka Jubbaland ayaa lag soo dayrinayaa in dadka danyarta ah ay soo food saartay nolol xumo sida raashinka iyo hoyga oo kuxun sida uu sheegayo wariyaha uga so warama Tvga iyo Raadiyaha SBC Maxmed Sahal Cumar Gacmadheere.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.