Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: June 2017

No Image

Daawo:Wasiirka Warfaafinta Somaliya Oo Ka Hadlay Hub Ka Dhigista Beelaha

3rd June 2017 admin 0
dagaal

Ciidamada Galmudug oo dad xoolo dhaqato ah Ku weerar Gobolka Gallgaduud

3rd June 2017 admin 0

Wararka aan ka helayno gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maleeshiyoon Beeleedyo taageero ka helay Madaxtooyada Galmudug ay weerar ku qaadeen dad xoolo dhaqato ah deegaanka […]

xaj

Daawo:Muqdisho= Xujeej u Anbabaxday Magaalada Barakaysan Ee Makka

3rd June 2017 admin 0
No Image

Dhageyso:Salaad Cali Jeele Dowlada inay Hubka aruuriso waa waxii Loo doortay, waxayna Cirib Tirtey Musuq Maasuqa

3rd June 2017 admin 0

Salaad Cali Jeele oo ka mid ahaa xildhibanadii dowladii hore ayaa sheegay in hub aruurinta Muqdisho ka socota ay tahay guul usoo hoyatey Bulshada soomaliyeed […]

diyard

Diyaarad ku dhacday Garoonka Magaalada Gabaharay ee Gobolka Gedo

3rd June 2017 admin 0

Wararka ka imanaya Magaalada Garbaharey ayaa sheegaya in Garoonka Diyaaraha Degmada Garbahaarey ku bur burtay Diyaaradda Nooca Xamuulka Qaada oo rarnayd hay’da WFP ee cuntada […]

No Image

Muqdisho:Ciidamada Amaanka oo qabtay qarax

3rd June 2017 admin 0

Wararka naga soo gaaraya degmada Waabari ee Gobolka banaadir ayaa ku waramaya in Ciidamada amaanka Dowladda Soomaliya ay gacanata ku dhigeen Miino lasoo dhigay Xaafadda […]

bardheere

Daawo:Luuq Deeq Raashin ah oo Loo qaybiyey dadka Danyarta

3rd June 2017 admin 0
ramadan

Kismaayo:Wacdi kusaabsan Bisha Ramadaan ayaa loo qabtay shaqalaha Hay’ada Socdaalka

3rd June 2017 admin 0

Magaalada Kismaayo ee Xarunta ku meel gaarka Maamulka Jubbaland ayaa lagu soo gabagabeeyey Tobabar loo qabtay Ha’ada Socdaal iyo Jinsiyadaha Jubbaland oo laxariira Bisha Ramadaan […]

No Image

Muqdisho:Gudoomiyaha Gobolka Baanadir oo Su’aalo adag La Waydiiyey

3rd June 2017 admin 0

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalad Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa waxaa shacabka Muqdisho waydiiyey su’aalo badan loo laxariira arimaha Xaga amaanka,dhaqaalaha iyo Horumarinta, Buslahada […]

diyarada

Daawo:Cali Mareexaan oo Diyaarad Daawo Ah ugu Deeqay Burco

3rd June 2017 admin 0
No Image

Caabudwaaq:Deeq Raashin Ah Oo Loo Qaybiyey Dadka Ku Nool Deegaanka Bali Koowaad

3rd June 2017 admin 0

Deeq Raashina oo ka kooban Bur Bariis iyo saliid oo katimid jaaliyada Qatar ayaa loo qaybiyey dadka ku nool deegaanka Bali Koowaad ee duleedka Caabudwaaq, […]

isbitaal

Deeq Daawo ah ayaa lagaarsiiyey Isbitaalka Soos ee Magaalada Muqdisho

2nd June 2017 admin 0
raashin

Muuqaal+sawiro:Afur Loo Sameeyey Dad Danyar ah Oo Ku Nool Degmada Balan Bale

2nd June 2017 admin 0

Hay’addaha #WARD iyo #OIC ayaa Afur u sameeyay 800 (Sideed Boqol) oo Qoys oo kunool Degmooyinka Balanballe iyo Caabudwaaq Maalinkasta inta lagu guda jiro Bisha […]

No Image

Daawo:Wasiirka Cafimaadka Somaliland oo Gaaray Burco Xaalad Cafimaad daro oo Kajirta

2nd June 2017 admin 0
dagaal

Muuqaal:Ciidmada Jubbaland oo Soo Bandhigay dagaal yahano Al-shabab Kadileen

2nd June 2017 admin 0

Waxaa maanta dagan xaaladda goobihii ay shaley ku dagaalameen ciidama maamulka jubaland iyo kuwa ururka alshabaab iyadoo saraakiisha ugu sareyso maamulka jubaland ay ka hadleen […]

Posts pagination

« 1 … 17 18 19 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes