Ciidamada Galmudug oo dad xoolo dhaqato ah Ku weerar Gobolka Gallgaduud

dagaal

Wararka aan ka helayno gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maleeshiyoon Beeleedyo taageero ka helay Madaxtooyada Galmudug ay weerar ku qaadeen dad xoolo dhaqato ah deegaanka udhaxeeya Galinsoor iyo Saaxo mana ahan markii ugu horeysan oo dagaal laga soo abaabulay Madaxtooyada Galmudug dad xoolo dhaqato ah ay laayaan xoolahoodana dhacaan.

Wararka ayaa intaa ku daraya in dadkii reer miyiga ahaa ay iska caabiyeen ciidmadii ka yimid Madaxtooyada Galmudug wararka ayaa intas ku daraya in qasaaro dhimasho iyo dhawaac jiro.

wixii wara oo kasoo kordho kala socda wararkeena dambe

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.