Diyaarad ku dhacday Garoonka Magaalada Gabaharay ee Gobolka Gedo

diyard

Wararka ka imanaya Magaalada Garbaharey ayaa sheegaya in Garoonka Diyaaraha Degmada Garbahaarey ku bur burtay Diyaaradda Nooca Xamuulka Qaada oo rarnayd hay’da WFP ee cuntada aduunka mana Jiraan wax qasaara ah oo ka dhashay Bur burka Diyaaradan Ma cada ilaa hadda sababta keentay bur burka Diayaaradaasi waxaana socda Baaritaan ay wadaan laamaha Amaanka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.