Caabudwaaq:Deeq Raashin Ah Oo Loo Qaybiyey Dadka Ku Nool Deegaanka Bali Koowaad

Deeq Raashina oo ka kooban Bur Bariis iyo saliid oo katimid jaaliyada Qatar ayaa loo qaybiyey dadka ku nool deegaanka Bali Koowaad ee duleedka Caabudwaaq, dadkii loo qaybiyey raashinkaan ayaa u mahad celiyey dadkii soo dhiibay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.