Dhageyso:Salaad Cali Jeele Dowlada inay Hubka aruuriso waa waxii Loo doortay, waxayna Cirib Tirtey Musuq Maasuqa

Salaad Cali Jeele oo ka mid ahaa xildhibanadii dowladii hore ayaa sheegay in hub aruurinta Muqdisho ka socota ay tahay guul usoo hoyatey Bulshada soomaliyeed waana ujeedkii loo doortey dowladaan shacabka ah ee uu hogaamiye Madaxwayne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Raysawsaare Xasan Cali Khayre, waana muhiim xakameynta hubka sharci darada ah ee magaalada lala wareegayo kuwa diidan in hubka laqaado waa Nabadiidka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.