Daawo:Balanbal Ayaan Maxamuud Waa Wiil curyaana oo Baahan Cawimaadiina Fadlan Caawiya

ayaanle

Ayaanle maxamuud diiriye waa nin curyaan ah oo ku xanuusan magaalada balanbal ee gobolka galgaduud Waxuu xanuusan yahey in ka badan 18 sano waa curyaan cagaha iyo gacmaha ba la. A
Waxuu ku nool yahey guri ku yaala duleedka balaball oo ey ku hayaan qaar ka mid ah eheladiisa Ninkaan ayaa ku nool xalad nolol xumo marka laga tago tabar la aanta iyo curyaan nimada waxa a
U sii dheer saxarada oo ku dhagta nudo ka badan 1o maalmood iyo jirkiisoon la heyn wax dhaqdhaqaaq ah marka laga tago madaxa oo qur ah Ninkaan oon ku booqdey gurigiisa oo ku yaala duleedka koonfureed ee magaalad balanball Ayaa ka warbixiyey xaladiisa WAXUUNA CODSADEY IN LA CAAWIYO WAA MAALINTII U DAMBEYSAY RAMADAAN FADLAN CAAWI AYAANLE MAXAMUUD OO KU CAAWI SAKAATUL FIDRIGA IYO WAXAAD AWOOD HALKU DHIG AYAA AHAA MA OGTAHEY CURYAAN KABA CAGA LOOMA WAAYIN . EE CEYKAA WAX LOO YIRIH KUWA CARARAYOO LADAN IN EY KU CIMRIQAATAAN TELKAA KAWAC 00252618641012
BY MOWLIID JAAMAC FAARAX

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.