DAAWO: Xildhibaan ka hadlay Gabar lagu kufsaday,Kismaayo Dhawaan.

gabar

dhawaan ciidamo katirsan kuwa maamulka Axmed.madoobe ayaa magaalada.kismaayo ku kufsaday gabar kamid ah,kuwa ku dhaqan magaaladaasi.

Gabadhani la kufsaday oo ay ciidama Maamulka kufsadeen, ayey isugu,dareen kufsi iyo jirdil.

Xildhibaanka matala gabadhaasi oo warbaahinta lahadlay wuxuu sheegay in faldabiyedkaasi uu dhacay, loona baahanyahay in cadaaladda lahorkeeno cidii falkaas geysatay

dowladda federaalka iyo beesha caalamka ayuu ka codsaday in falkani si degdeg ah,looga falceliyo si gaar ahne Madaxweynaha Dalka mudane maxamed cabdulaahi farmaajo.

Hoos ka daawo,muuqaalka ay,duubeen Xildhibaanka iyo gabadha la kufsadayba.

dhawaan ciidamo katirsan kuwa maamulka Axmed.madoobe ayaa magaalada.kismaayo ku kufsaday gabar kamid ah,kuwa ku dhaqan magaaladaasi.

Gabadhani la kufsaday oo ay ciidama Maamulka kufsadeen, ayey isugu,dareen kufsi iyo jirdil.

Xildhibaanka matala gabadhaasi oo warbaahinta lahadlay wuxuu sheegay in faldabiyedkaasi uu dhacay, loona baahanyahay in cadaaladda lahorkeeno cidii falkaas geysatay.

dowladda federaalka iyo beesha caalamka ayuu ka codsaday in falkani si degdeg ah,looga falceliyo si gaar ahne Madaxweynaha Dalka mudane maxamed cabdulaahi farmaajo.

Hoos ka daawo,muuqaalka ay,duubeen Xildhibaanka iyo gabadha la kufsadayba.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.