Madaxweyne Ku xigeenka Jubaland Oo Tacsiyeeyay Geeridii Wasiirkii Ciyaaraha Sh Awlibaax

sayid

Madaxwayne kuxigeenka Kowaad ee Maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid adan ayaa tacsi Tiiraanyo leh u diray shacabkaii kuwax yeeloobay qaraxii ka dhacay saldhiga Waabari ee Magaalada Muqdisho gaar ahaan Wasiirkii Ciyaaraha iyo dhalinyarada Shiiq Maxamed Maxamuud Awyuusuf oo dhaawacii kasoo gaaray qaraxaas u geeriyooday.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.