Muuqaal:Duqa Magaalada Muqdisho oo maanta kormeer ku tagay Suuqa Bakaaraha

taabit

Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Thabit Cabdi Maxamed oo maanta kormeer Ku tagay suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho xili ay dadwayanaha ay udiyaar garoobayeen ciida Fitriga gudoomiyaha ayaa shacabka uga tacsiyeeyey dadkii ku dhintay qaraxyada ka dhacay Muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.