Maqal iyo Muuqaal:Maxkamadda Ciidamada oo Digniin Culus udirtay Ilalada Madaxda Kala duwan

Maxkamadda Darajada Koowaad ee ciidammada Qalabka Sida ee Dowladda Soomaliya ayaa digniin culus u jeedisay Ilaalada saaran Gaadiidka isticmaala waddooyinka Caasimadda ee ay shacabka cabashooyinka soo gudibiyeen, Ilaalada Baaburta wadooyinka maraysaa ayaa si aan haboonayn ula dhaqma Bulshda iyadoo maritaanka Wadooyinka loo wada siman yahay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.