Daawo:Madawyanaha Soomaliya iyo Wafti Balaran ee uu Hogaaminaayo oo Gaaray Uganda

Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kampala halkaas oo ay uga qeybgali doonaan shir looga hadlayo arrimaha qaxootiga.
Wafdiga Madaxweynaha waxaa kamid ah Wasiirka Gaashaandhigga, Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda iyo xildhibaanno ka tirsan labada aqal ee Barlamaanka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.