Muuqaal:Dhaawacyo loo qaaday Wadanka Sacuudiga

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta Boqortooyada Sacuudiga u qaaday qaar ka mida Dadkii ku dhaawacmay Qaraxyo ka dhacay Magaalada Muqdisho ka hor Bisha Ramadaan.
Agaasimaha Isbitaalka Madiina Dr Maxamed Yuusuf oo ka mida Guddiga loo xilsaaray qiimeynta sida ay dhaawacyadu u kala daran yihiin ayaa sheegay in Dadka la qaaday ay yihiin kuwo dalka wax looga qaban waayay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.