Gudoomiyaha G Gedo iyo Wafdi ka socday ha’yadaha qaramada midoobey oo gaaray Garbaharey

garbo

Wafdi ka socday ha’yadaha qaramada midoobe u qabilsan jubaland iyo goonfur galbeed oo uu hogaminayay Gudoomiyah Gobolka Maxamed muxumed Aadan ayaa soo gaaray magaalada Gabahaarey.

Wasftigaan ayaa ujeedka u yimaadeen ah in arkay xaalada qoysaska barakacayaasha ku sugan magalada garbaahrey oo aan wax gurmad gar gaar ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.