Muuqaal:Puntland Oo Soo Bandhigtay 8-Qof oo Ka Soo Baxay Daacish

puntland

Maamulka Puntland ayaa magaalada Boosaaso saxaafadda ugu soo bandhigay Sideed nin oo horay uga tirsanaa Al-shabaab balse goor dambe ku biiray kooxda daacish ee ku Sugan buuraha Calbari kuwaas oo isu soo dhiibay Dawladda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.