Wasiirka amniga Soomaliya Booqday Xaruntii Qarax kadhacay “Sawiro”

qarax

Wasiirka Amniga ee Soomaaliya oo uu wehliyo Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ayaa booqday xarunta Degmada Wadajir oo kooxo argagixiso ka tirsan Al-Shabaab ay la eegteen gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa.

Wasiirka ayaa soo kormeeray halka uu saameeyay qaraxa, kaasi oo ay ku dhinteen dad badan halka tiro badana ay ku dhaawacmeen oo u badnaa shacab iyo maamul ku sugnaa xarunta degmada.
qarax
qarax

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.