Daawo:Dowlada Soomaliya Oo Cambaareysey qaraxii Kadhacay Muqdisho

dowlada

Dowlada Soomaliya ayaa si kulul u cambaareyey qaraxii kadhacay demada Wadajir oo ayakoo ku tilmaay inuu ahaa mid bulshada Soomaliyeed lagu waxyeelaynayo llona baahan yahay in layka kaashado sidii loo soo afjari lahaa kooxda Al-shabaab.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.