Madaxwyanaha Umada Soomaliyeed oo Qaabilay Wiilkii Ku Guuleystay Tartankii Qur’aanka Tanzania

far

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xafiiskiisa kusoo dhaweeyay Maxamed Cabdullaahi Aadan oo kasoo laabtay tartan Qur’aan akhris ah oo lagu qabtay dalka Tanzania.
Maxamed oo 13 jir ah wuxuu tartankaas ka galay kaalinta koowaad, isaga oo sharaf iyo magac wanaagsan usoo hoyay dalkiisa iyo dadkiisa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.