Daawo:Xiisad Colaadeed oo looga Soo Horjeedo Heshiiskii Cali Khaliif Iyo Siilaanyo

galyr

Wararka ka imaanaya degmada Buuhoodle ee gobolka Togdheer ayaa ku waramaya in Maanta halkaa ay ka taagantahay xiisad dagaal oo sida la sheegay ka dhalatay heshiis maalma ka hor magaalada Hargeysa ee xarunta gobolka woqooyi galbeed ay ku wada gaareen maamulada la magacbaxay Soomaaliland iyo Khaatuma.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.