Akhriso:Galmudug Oo kudhawaaqday Caasumada Maamulkaas

xaaf

Wararka aan kahelayno Maamulka Galmudug oo ka kooban Gobol iyo Bar ayaa sheegaya in Maamulkaas uu yeelanayo Caasumad Ku meel gaara, Wareegto Kasoo kabaxday Madaxwayana Cusub ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa lagu sheegay in Magaalada Cadaado sii noqonayso Caasimada Ku meel gaarka ah ee Galmudug.
galmudug

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.