Dhageyso:Madaxii Amniyaadka Al-shabaab oo la qabtay

Wasiirka wasaaradda Amniga qaranka Maxamed Abuukar Isloow ayaa Shir deg deg ah oo Guddiga Amniga Qaranka ay Muqdisho ku yeesheen ku sheegay in Gacanta lagu dhigay C/waaxid Khaliif Axmed oo ahaa Madaxii Amniyaadka Al-shabaab ee G/Banaadir.

Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in ninkaan ciidamada Ammaanka ay ka qabteen Suuqa wayn ee Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, Maxamed Abuukar Islow ayaa tilmaamay ciidamada Ammaanka inay haayaan shaqo fiican oo maalin kasta ay sidaan u dabajoogaan dhagarqabayaasha ku dhuumaalaysanaya caasimadda Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.