Daawo:Shacabka Hargayso oo Kacabanaya tuugo boob kuhaysa

hargaysa

Suuqyada Hargaysa ayaa waxa kusoo badanaya tuugada hadaysa dharka iyo Mobilada Hadaba ganacsatada ayaa kacabanaya in tuugo ay fara kulul kuhayso bacad layasha iyo Meheradaha kale loona baahan yahay in ciidamada amaanka ka hawl galan Suuqyada Hargaysa lana qabto kuwa dafaaya Mobilada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.