Dhageyso:Maqaayadda Posh Treats oo Laqarxiyey iyo Raisulwasaare Kheyre oo Cambaareeyay

qarax

Raisulwasaraha Xukuumadda Federaalka Soomaliya Xasan Cali kheyre ayaa si kulul u cambaareeyay qaraxii caawa ka dhacay Maqaayadda Boosh Treats oo ah meel lagu caweeyo waxay ku taal degmada Hodon magaalada Muqdisho.

Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in ka dowladd ahaan ay aad kaga xun yihiin islamarkaana ay ka damqanayaan dadkii waxyeelada ay kasoo gaartay weerarkii caawa ka dhacay Maqaayadda Boosh Treats oo ku taal degmada Hodon magaalada Muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.