Baaq Loo Diray Beelaha Ku Dagaalamaya Hiiraan

dagaal

Waxgaradka gobolka Hiiraan ayaa ugu baaqay beelaha ku dagaalamaya deegaanka Baanyaaley ee gobolka Hiiraan iney dagaalka joojiyaan, kaasi oo geystay khasaare kala duwan, Waxayna sheegen in aan loo baahneyn in la dagaalamo, waliba bil Ramadan iyadoo lagu guda jiro, dadku waa walaalo mana ahan iney daaqsin iyo wax lamid ah ku dagaalamaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.