Xildhibaanno iyo xubno ka tirsan gudiga abaaraha oo gaaray Degmada Luuq

luuq

Wafti isku jira Xildhibaanno iyo xubno ka tirsan gudiga abaaraha oo gaaray Degmada Luuq ee gobolka Gedo waftigaan waxaa hogaaminaaya xildhibaan Maxamed Afay Maxamuud,Gudoomiye kuxigeenka Degmada Kismaayo Cabdi Barre Ibaahim iyo madax kale.

Waftigaan ayaa booqday xeryaha Barakacayaasha ee duleedka Luuq oo ay hayso hoy iyo cunto la’aan wxayna ka codsadeen bulshada Soomaliyeed inay gurmad dag daga inay lasoo gaaraan .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.