Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Maanta ka qeyb gelaya Shirka Urur Goboleedka IGAD

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa goordhow ka duulay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde.

Wafdiga uu horkacayo Ra’iisul wasaaraha ayaa ku sii jeeda Magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya, Halkaas oo ay kaga qeyb gali doonaan Shir Madaxeedka IGAD oo maanta furmaya waana boqashadii ugu horaysay Raysawasaarevkhayrevku tago itoobiya.

Shirka IGAD ayaa diirada lagu saarayaa xaalada colaadeed iyo mida bani’aadanimo ee ka jirta Koofurta Sudan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.