Muuqaal:Muqdisho Wasiirka Amniga iyo taliyeyaasha ciidamada oo soo saaray amarolagu xoojinayo Nabadgelyada

ducale

Wasirka Amniga gudaha ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale iyo Taliyeyaasha Ciidamada Xoogga Dalka, Nabad sugida, Booliska Soomaaliya oo shir jaraaid u qabtay Warbaahinta ayaa shacabka Soomaaliyeed u soo bandhigay in si wanaagsan uu u socda howgalka xaslinta iyo qorshaha Muqdisho looga aruurunayo hubka sharci daradda in lagu dhexsito.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.