Dhagesyo+Sawiro:Madaxweynaha Shariif Xasan oo Booqday Dad Ku Dhaawacmay Israsaaseen

shariif

Madaxweynah Dowlad Koonfur Galbeed Soomaliya Mudane Shariif Xasan ayaa maanta waxa uu booqdey isbitaalka weyn ee Gobolka bay waxaana Booqashadiisa waxa uu Ku wehliney Labada Gole Xildhibano katirsan Barlamaanka federalka Soomaliya Iyo Kuwa KGS iyo waziirada Maamulka KGS.

Madaxweynaha ayaa Kormeeray xaaladda caafimaad sida ay tahay dadkiii maanta ku dhaawacmay iska Xor imaadkii Manta ka dhacay magalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Bay ee udhaxeysey labo ciidan Madaxweyne shariif Xasan ayaa aad ugu qiiroodey Dhaawacaan Dhimashadan loo geystey dadka masaakiinta ah.


shariif

sharif

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.