Muuqaal:Madax ay kamid yihiin Gudoomiyihii gobolka Gedo oo Gaaray Doolow

dolow

Waxaa magaalada doolow ee gobolka Gedo soo gaaray wafti isugu jira xildhibaano,gudoomiyaha Gobolka gedo iyo Madax kale, waftigaan ayaa waxaa kamid Wasiir kuxigeenka arimaha Gudaha Jubbaland C/rimaan Maxamed Xuseen, Gudoomiyaha Gobolka Gedo Maxamed Muxumed Maxamed Aadan, iyo gudiga baaraha Jubaland waxa garoonka degmada doolow kusoo dhaweeyey Maamulka doolow iyo qaybaha kala duwan ee bulshada Doolow.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.