Dhageyso+Sawiro:Caabudwaaq Munaasabad lagu soo xirayay Sanad dugsiyeedka Mac’hadka Cumar Binu khadaab

Munaasabad lagu soo xirayay Sanad dugsiyeedka Mac’hadka Cumar Binu khadaab ayaa lagu qabtay magaalada Caabudwaaq ee gobolda Galgaduud, Munaasabadaan ayaa waxaa kasoo qayb galay Waladiinta,ardayada iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada.

Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa Caabudwaaq inooga soodiray


Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.