Daawo:Qaabkii ay udhacday Furitankii shirwayanaha Dhalinyarada G Banadir oo Ka qayb galy gudoomiye Taabit

Shirweynihii Koowaad ee dhalinyarada Gobolka Banaadir oo ka qayb galeen dhalinyaro ka kala timid degmooyinka Gobolkaa Banaadir,waxaana ka soo qeyb galay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho gudoomiye ku xigeenka Gobolka Banaadir ee dhanka arimaha bulshada iyo Xubno ka socday Xafiiska Ra’iisul Wasaarah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.