Dhageyso:-Puntland Oo Ka Jawaabtay Weerarkii Kaga Yimid Dhanka Al-Shabaab

qarjab

Dowladda Puntland, ayaa ka hadashay dagaal khasaaro badan dhaliyay oo ka dhacay deegaanka Af-urur oo katirsan gobolka Bari kasoo kooxda Al shabaab ku qaaday fariisin ay joogeen ciidamo katirsan Daraawiishta.

Wasiirka amniga Maamulka Puntland Cabdi Xirsi Cali (Qarjab), oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa si weyn u baneeniyay wararka sheegaya in Alshabaab laayeen ciidamo badan oo katirsanaa Puntland oo ka howgalayay saldhiga Af-urur.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.