Madaxweynaha Galmudug Oo Kormeeray Xabsi wayn oo Laga Hirgalinayo Magaalada Gaalkacayo

xaaf

Madaxweyne Galmudug Xaaf ayaa kormeer ku tegay dhismaha xabsi loogu tala galay in lagu xiro dadka Lagu Soo Qabto danbiyada kala duwan lahuna xiraayo kuw meelaha kale ee soomaliya iyo dalka dibadiisa ku xiran ee kasoo jeeda Galmudug.

Madaxwaynaha GalmudugAxmed dulaace geele xaaf ayaa sheegay in maamulkiisu uu ku dadaali doono dhameystirka dhismaha xabsigaan si loo helo meel danbiilayaasha lagu ilaaliyo laguna ciqaabo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.