Madaxweynaha Oo Kaga Guddoomay Waraaqaha Aqoonsiga Safiirka Canada “Sawiro”

safiir

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka cusub ee Canada u qaabilsan Soomaaliya Sara Hradecky waxayna kawada hadleen madaxwaynaha sidii sidii Canada uga qayb qaadan lahayd gurmadka abaaraha iyo Mashaariicda lagu horumarinayo Dalka Somaliya, Safiirada Canada u qaabilsan Soomaaliya ayaa waxay kaloo la kulantay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaahsiga Caalamiga Yuusuf Garaad Cumar iyo dan jiraha Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya.
safiir

safiir

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.